Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Dil Caawa loo geestay Mustafa Beer Dilaacshe

Al Shabaab ayaa sheegtay in dagaalyahano kooxdooda katirsan caawa deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka magaalada Muqdisho ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka Nabad sugida iyo askari la socday. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ciidankooda dileen Mustafa Beer Dilaacshe oo ay sheegeen in uu ahaa Taliyihii ciidanka Nabad sugida ee ka howlgala deegaanka … Continue reading Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Dil Caawa loo geestay Mustafa Beer Dilaacshe